Duqeymo culus ayaa xalay lagu garaacay fariisimo ay kooxda Daacish ku lahaayeen degaanka Sheebaab ee buuraha Calmiskaad, waxaana duqeynta la sheegay in si gaar ah...
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku boorriyey dowladda ku-meel-gaarka ah ee Suuriya in ay la shaqeyso isbahaysiga uu Mareykanku hoggaamiyo ee dagaalka kula jira kooxaha...
Wargeyska Washington Post, ayaa ku warramay inuu Netanyahu ku riixayo madaxweynaha Mareykanka,Donald Trump inuu taageerro weerar militari oo lagu qaado xarumaha Nukliyeerka ee Iran. Israa’iil...
Dood cilmiyeed ku saabsan “Diblomaasiyadda Soomaaliya iyo ka jawaabisteeda caqabadaha heer goboleed iyo Caalami” ayaa lagu qabtay xarunta Machadka Diblomaasiyadda iyo Tababbarada ee Wasaaradda Arrimaha...
Guddiga madaxa Banaan ee doorashooyinka qaranka iyo Soohdimaha ayaa sheegay inuu walaac ka muujinayo Carqaladeyn guddigu sheegay in lagu sameeyey qaar ka mid ah Ururada...