Muxuu yahay shirka uu Axmed Madoobe ka furay Kismaayo?
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta daahfuray Shirweynaha Bandhiga Maalgashiga Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jubaland. Shirweynahan oo ay soo agaasintay Wasaaradda Kaluumeysiga...