Maamulka Somaliland, ayaa dalka Imaaraadka Carabta uga qeyb galay shir ay dalal kala duwan kasoo qeyb galeen, waxa ayna halkaasi ka heleen fursado ay dalal...
Dowladda Mareykanka ayaa markii u horreysay soo bandhigay khasaaraha ka dhashay weerarkii cirka ee kowdii bishan ay ka fuliyeen saldhigyo kooxda Daacish ku laheyd buuraha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ku yimid magaalada Baku ee caasimadda Azerbaijan, taasoo la xiriirta hirgelinta heshiiska iskaashiga dibulamaasiyadeed...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal galabta ka dhacay degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir. Dagaalka ayaa la sheegay inuu u dhexeyey ciidamada amaanka ee...