Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa Axaddii sheegay in Isniinta maanta ah uu ku dhawaaqi doono tacriif ama canshuur kordhin gaareysa 25%, taas oo uu dul...
RW Israel Netanyahu ayaa lagu warramayaa inuu ka hortagayo gaarista wajiga labaad ee heshiiska xabbad-joojinta Qasa, isagoo u diray Dooxa inay kaga qeybgalaan wajiga labaad...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta daah furay Mashruuca Ugbaad oo ah barnaamij lagu horumarinayo beeraha si ay ugu...
Ciidamada maamulka Puntland ee ku sugan furumaha hore dagaalka buuraha Calmiskaad, ayaa duqeymo culus ku garaacay goobo ay ku dhuumanayaan dagaalyahanno katirsan kooxda Daacish, kuwaa...