Ganacsatada Muqdisho oo cabasho u gudbiyey Aadan Madobe
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay guddi ka socday ganacsatada Soomaaliyeed Waxaa ganacsatada Guddoomiyaha...