Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo saraakiil hore oo ciidan , ayaa tagay farumaha hore ee dagaalka lagula jiro kooxda Daacish, si ay u dhiirogaliyaan...
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay 15 kalena way ku dhaawacmeen isbuurasho xalay fiidki ka dhacday bosteejo tareenka laga raaco oo ku taalla magaalada...
Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka ayaa ka jawaabay Warqaddii Maxkamada gobolka Banaadir ee fareysay inuu Maxkamada hor yimaado si wax looga weydiiyo dacwad uu ka soo...
Taliyaha ciidamada difaaca Uganda, General Muhoozi Kainerugaba, ayaa qoraal uu barta X ku daabacay Sabtida maanta ah ku sheegay in uu weerari doono magaalada Bunia...