Kanaalka ku yaal xaafad ka tirsan caasimadda Argentina ee Buenos Aires ayay biyihiisu isu beddeleen casaan maalintii Khamiista, taasoo cabsi gelisay dadka deegaanka. Sawirro iyo...
Dowladda Sweden ayaa Jimcaha maanta ah ku dhawaaqday inay soo saari doonto hindise sharciyeed lagu beddelayo xeerarka hubka, laguna xaddidayo helitaanka hubka daran-dooriga ah, kaddib...
Wasaaradda amniga Somalia ayaa bogaadisay howlgalka ciidamada Puntland ka wadaan buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari kaasoo la doonayo in lagu cirib tiro kooxda Daacish oo...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa eedayn u jeediyey Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC), isagoo ku eedeeyay inay tallaabo sharci-darro ah ka oogeen Mareykanka iyo...