Firdhiye oo furay dugsiga tababarka ciidanka Daraawiishta SSC
Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali, ayaa maanta si rasmi ah u furay dugsiga tababarka ciiddammada daraawiishta SSC-Khaatumo ee Samakaab. Dugsigan ayaa ah kii...