Cali Jeyte oo shaaciyay in rag ajaaniib ah ku dileen dagaalka ka socda Hiiraan
Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha ciidamada deegaanka Cali Jeyte Cusmaan ayaa kka warbixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee Al Shabaab looga xoreeyey deegaanno...