Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loogu tala galay la-dagaallanka argagaxisada , ayaa howlgal gaar ah ay ka sameeyeen magaalada Kismaayo waxa ay ku...
Dowladah Canada iyo Mexico ayaa si isku mid ah ugu jawaabay, canshuur-kordhinti uu Sabtidi badeecadaha ay u soo dhoofiyaan Mareykanka saaray madaxweyne Donald Trump. Madaxweynaha...
Madaxweynaha kumeelgaarka ah ee Suuriya, Axmed Al-Sharac ayaa Axadda maanta ah socdaalkiisii ugu horreeyay ee dibadda ku tagay Sacuudi Carabiya, tallaabo u muuqata in Dimishiq...
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee XFS Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyey wafdi ka socda Dowladda Turkiga...