Madaxweyne Xasan oo soo celiyay Derajadii iyo xaquuqdii uu lahaa Gaashaanle sare Ibraahim…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne ku soo celiyey dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee Gaashaanle Sare Ibraahim Macallin Cabdullaahi...