Wasaaradda Caafimaadka Sudan ayaa Sabtidi sheegtay, in ugu yaraan 54 qof lagu dilay 158 kalana ay dhaawacmeen, kaddib marki fallaagada RSF ay madaafiic ku garaaceen...
Madaxweynaha Suuriya, Axmed Al-Sharac ayaa booqashadii u horreysay ee dibadda maanta ku tagaya dalka boqortooyadda Sacuudiga, sida ay sheegtay Al Arabiya. Labada hoggaamiye ayaa ah...
Dowladaha ugu awoodda badan dalalka Carabta ayaa Sabtidi shalay gaashaanka u daruuray soo jeedinti madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ee aheyd in Falastiiniyiinta Gaza loo raro...
Dowlada Somalia ayaa war ka soo saartay Hawlgal ay si wadajir ah isaga kaashadeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Mareykanka oo lagu beegsaday saraakiil sare...