NEWS Maxaa ka jira Somalia u yeeratay danjraha u fadhiya Kenya?Caydiid AliJanuary 19, 2025January 19, 2025 by Caydiid AliJanuary 19, 2025January 19, 20250 Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay wararka sheegaya inay u yeertay safiirkeeda u fadhiya Kenya, sida uu sheegay wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Cali Balcad. “Ma aan wicin... Read more
NEWS Dayuurad ka timid Itoobiya oo Magaalada Kismaayo ka qaaday..Caydiid AliJanuary 19, 2025 by Caydiid AliJanuary 19, 20250 Duulimaad diyaaradeed oo ka tagay Addis Ababa ayaa gaaray magaalada Kismaayo, waxaana ay halkaas ka qaaday xubno ka tirsan golaha wasiirada Jubbaland & Odayaal dhaqan,... Read more
NEWS Xabad joojintii Israel & Xamaas oo dhaqan gashay (Sawirro)Caydiid AliJanuary 19, 2025 by Caydiid AliJanuary 19, 20250 Xabad-joojintii ay ku heshiiyeen Israa’iil iyo Xamaas ayaa ka dhaqan gashay guud ahaan Marinka Gaza, ka dib markii uu dib u dhac ku yimid ku... Read more
NEWS Runta Kharaar : Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe !Cabdi CadeJanuary 19, 2025January 19, 2025 by Cabdi CadeJanuary 19, 2025January 19, 20250 Taliyihii hore ee hay’adda nabadsugidda Soomaaliya, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa qoraal kasoo saaray khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jubbaland... Read more
NEWS Madaxweyne Xasan oo kulan xasaasi ah la qaatay taliyaal ciidan (Sawirro)Cabdi CadeJanuary 19, 2025 by Cabdi CadeJanuary 19, 20250 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya. Madaxwaynaha ayaa kulammo miro-dhal ah kula qaatay... Read more
NEWS ”Sawirro” Hirshabelle oo ciidamo cusub diyaarsatay iyo Cali Guudlaawe oo ….Cabdi CadeJanuary 19, 2025 by Cabdi CadeJanuary 19, 20250 Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa maanta u soo gunaanuday tababar muddo dheer u socday dufcadii 2-aad ee daraawiishta Hirshabeelle, kuwaas oo... Read more
NEWS Tiktok oo ka baxday hawada dalka Mareykanka kahor inta uusan dhaqangelin …Cabdi CadeJanuary 19, 2025 by Cabdi CadeJanuary 19, 20250 Barta bulshada ee Tiktok, ayaa hawada dalka Mareykanka ka baxday , saacado kahor inta aan la gaarin dhaqangelinta sharciga cusub ee guud ahaan dalkaasi looga... Read more
NEWS Puntland oo si adag u cambaareysay tallaabo caawinaad ah ay qaaday DFSCabdi CadeJanuary 19, 2025 by Cabdi CadeJanuary 19, 20250 Dowlad goboleedka Puntland, ayaa si adag u cambaareysay ugana hortimid deeq raashin ah oo dowladad Soomaaliya ugu deeqday deegaannada maamulkaasi, deeqda ayaana la sheegay in... Read more
NEWS Ciidanka DFS oo qabtay Gaari iyo hub ay lahaayeen Al Shabaab (Sawirro)Cabdi CadeJanuary 19, 2025 by Cabdi CadeJanuary 19, 20250 Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka , ayaa gacanta ku dhigay gaari la sheegay in kooxda Al Shabaab u waday hub iyo saanad,... Read more
NEWS Wararkii ugu dambeeyay xaalada Gaalkacyo oo xalay dagaal ka dhacayCabdi CadeJanuary 19, 2025 by Cabdi CadeJanuary 19, 20250 Xaaladda magaalada Gaalkacyo ayaa Saaka deggan, kaddib markii xalay si weyn loo xakameeyay xiisad laga dareemay xaafadaha Garsoor iyo Wadajir, taasi oo salka ku haysay... Read more