Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo safar shaqo ku jooga dalka Russia ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda ilaalada...
Urur goboleedka Galbeedka Africa ee loo soo gaabsho ECOWAS ayaa si rasmi ah u aqoonsaday ka bixisti ay ururka isaga baxeen dowladaha Niger, Mali, iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay Shir madaxeedka 26-aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxda Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC),...
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Mudane Ahmed Moallim Fiqi, ayaa soo gebagebeeyay kulan shaqo oo hal maalin ah oo ay yeesheen mas’uulyiin iyo khubaro tiradoodu dhammayd lixdameeyo...
Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Jubaland ayaa ku dhawaaqday go’aan cusub oo lagu jaangooyay khidmadaha waxbarashada ee dugsiyada hoose, dhexe, iyo sare, si...
Hay’adda Human Rights Watch ayaa Arbacada maanta sheegtay in xukuumadda Itoobiya ay “sii xoojineyso cadaadiska” ay ku hayso ururada bulshada rayidka ah, iyadoo cambaareysay hakinta...