Madaxweynaha dalka Nageria Muhammadu Buhari ayaa la kulmay in ka badan 100-gabdhood oo ay sii daayeen kooxda Boka Haram, gabdhahan ayaana laga afduubtay dhawaan iskuulo kuyaala...
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu hambalyeyneysaa Xogheynta guud ee Ururka Jaamacadda Carabta munaasabadda sanadguurada 73,aad ee aas’aaska ururka oo ku beegneyd March 22,...
Dowladda Shiinaha ayaa jawaab ka bixisey go’aankii Madaxweynaha Maraykanku uu soo saarey maalintii shalay ee khamiista ee Tirifooyinka lagu soo rogey alaabaha Shiinuhu u dhoofiyo...
Nin hubeysan ayaa dhowr qof ku haysta Super market ku yaalla magaalada Trèbes oo ku taalla koonfurta Faransiiska. Warbaahinta Faransiiska ayaa sheegaysa in ninka uu...
Dowladaha Sacuudiga, Imaaraadka Carabta iyo Britain ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Boqortooyada Saudi Arabiya...
Golaha xuquuqda ee gobolka Tennessee ee dalka Mareykanka ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyay Arbacadii in magdhaw la siiyo Lawrence McKinney oo 61 jir ah....