Axmed Madoobe oo War ka soo saaray Xiisad ka dhalatay derbiga Kenya ka dhiseyso B/Xaawo (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay xiisada ka dhalatay darbiga Kenya ka dhiseyso xadka Somalia iyo Kenya ee degmada...