Xuseen Maxamed Nuur oo kormeeray qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir (Daawo Sawirro)
Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Xuseen Maxamed Nuur ayaa kormeeray qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir. Degmooyinka uu Guddoomiyaha...