War murtiyeed: Shir Wasiiro ka tirsan dowlada dhexe & dowlad goboleedyada ugu dhamaaday Garowe
Kulan Wadatashi ah oo looga hadlayay iskaashiga, mideynta iyo horumarinta warbaahinta dalka, ayaa Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka...