Wajigii labaad Aqoon-isweydaarsi la xiriira tayeynta iyo sare u qaadida Manjahyada wax looga barto qaar ka mid ah kuliyadaha Jaamacada Banaadir ayaa ka furmay Magaalada...
Waxaa la ogeysiinayaa oo logu bushaaraynayaa dadweynaha ku nool gudaha iyo dabadaba qurbaha ee jecel barashada diinta islaamka In lagaaga furay machad la magac baxay...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxammed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa xafiiskiisa Villa Somalia kula kulmay Safiirka dowlada Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi. Wakaaladda Wararka...