Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dowlad goboleedka Puntland ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay degaanada ku teedsan Buuraha Calmadow ee gobolka Bari...
Gashaanle sare Cabdi Xakiin Yuusuf Xuseen oo ahaa Taliyihii booliiska gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa maanta xil ka qaadis lagu sameeyay kadib markii lagu...