Saraakiisha Sirdoonka reer galbeedka ee ku sugan Xerada taliska AMISOM ee Xalane ayaa digniino adag ka soo saaray weeraro ka soo fool leh Al-Shabaab oo...
Xukuumada Washington ayaa shaacisay caawa iney liiska argagixisada ku dartay hoggamiye sare oo ka tirsan kooxda Daacish ee ku sugan buuraleyda gobolka Bari ee dalka...
Raisul Wasaaraha dalka Sweden Stefan Löfven ayaa shil ku galay Wadada E4 ee magaalada Stockholm isagoo ku sii socday Magaalada Upsalla. Gaariga Raisul Wasaaraha ayaa...
Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya Danjire Olgan Bekar ayaa maanta gaaray degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Waxaa Safiirka halkaas ku soo dhoweeyay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug...
Al Shabaab ayaa soo bandhigtay magaca iyo qabiilka uu kasoo jeedo ninkii labaad ee waday gaadiidkii ay habeenkii jimcaha u adeegsadeen weeraradii ismiidaamina iyo midkii...
Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay Ciidamada Milatariga Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Al Shabaab ayaa saakay ka dhacay Deegaano ku dhaw dhaw Degmada Baardheere ee gobolka...
Maxkamada sare ee dalka Kenya ayaa saakay go’aan ka gaartay Dacwadii u dhaxeysay Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka dalka Kenya Aadan Barre Ducaale iyo Siyaasiga Faarax Macalim. Xildhibaan...