Duqa Muqdisho oo balan-qaad u sameeyey dadka baahiyaha gaarka ah qaba (Daawo Sawirro)
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa kulan looga hadlayay caqabadaha ay la kulmaan dadka naafada ah ee u baahan...