Xubnaha aqalka sare ee Baarlamanka Somalia ayaa qarka u saaran iney gebi ahaanba diidaan Xeerkii dalka looga mamnuucay shirkadda DP World kaasoo maalmo ka hor...
Booliska Kenya ayaa warbahinta magaalada Nairobi ugu soo bandhigay hub iyo ragii watay oo ay sheegeen in ay damacsanaayeen weerar laga geysto magaaladaas iyo qeybo...
Dowladda Itoobiya ayaa billowday qorshe ay ku dooneyso in ay isaga horkeento qaar ka mid maamul goboleedyada Soomaaliya iyo dowladda dhexe ka dib markii baarlamanka...
Xildhibaanada Baarlamaanka ee mooshinka ka keenay Guddoomiye Jawaari ayaa ka soo horjeestay go’aankii guddiga joogtada ah ee Baarlamanka ku laalay mooshinkooda. Xildhibaanadan ayaa sharci darro...
Waxaa caawa magaalada Muqdisho Hoteelo kuyaala ka socda kulamo iska soo horjeeda ay leeyihiin Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kulamadan ayaana ah kuwa lagu taageerayo...