Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Muqdisho kula kulmay Mr. Hugh Riddell (Daawo Sawirro)
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), ku-xigeenka Maaliyadda iyo Xog-hayaha gobolka ayaa kulan la qaatay madaxa Bangiga Adduunka...