Ajende culus oo looga doodayo Kulan uu beri yeelanayo Baarlamanka Somalia
Magaalada Muqdisho waxaa kulankoodii ugu horeeyay ku yeelanaya maalinta beri ah xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Somalia, ka dib furitaanka Kalfadhigii 3aad ee Golaha Shacabka Xildhibaanada Baarlamanka...