Ciidamada Maamulka Jubbaland oo Al-shabaab kala wareegay degaan cusub (Daawo Sawirro)
Ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland oo garab ka helaya kuwa Xoogga dalka ayaa saaka Waaberigii weeraray Saldhigyo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ku leeyihiin deegaanka Wirkooy ee...