C/weli Muudey oo goor dhow shaaciyey xiliga la qabanayo Fadhiga Baarlamanka
aGuddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliua C/weli Ibraahim Muudey ayaa ku dhawaaqay in maalinta Berri ee Isniinta ah uu jiro kulan ay yeelanayaan xildhibaannada Baarlamaanka....