Raisul Wasaare Khayre oo caawa hoygiisa ku booqday guddoomiye Jawaari (Daawo Sawirro)
Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Caawa hoygiisa ku booqday guddoomiyaha xilka iska casilay ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari). Labada masuul...