Al Shabaab ayaa baahisay Wareysi laga qaaday ninkii fuliyay weerar ismiidaamin ah oo labo habeen kahor ka dhacay afaafka hore ee Hotelka Doorbin oo kuyaala...
Ciidamada Nabad ilaalina u jooga Soomaaliya ee AMISOM ayaa lagu biiriyay Ciidamada Xasilinta Caasimada oo markii hore ka koobnaa Ciidamo katirsan Nabad sugida, booliiska iyo...
Ciidamada Soomaalida ah ee ay tababartay dowlada Emirateka ee degan Degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa galabta qorrax dhicii toogtay Hanad Maxamed Xasan oo ka...
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaabay Agaasimaha Guud iyo Agaasime Waaxeed ee Wasaaradda Amniga iyo...
Howlgal ballaaran oo lagu xaqiiinayo amaanka ayaa la sheegay inuu caawa ka bilaabanayo magaalada Muqdisho. Arintan ayaa lagu go’aamiyey ka dib kulan maanta lagu qabtay...
Midowga Afrika ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii 23-kii bishan ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo ay ka dambeeyeen xoogag ka tirsanaa Ururka Al-shabaab. Wakiilka Midowga...