Dowlada Somalia oo War cad ka soo saartay heshiiskii lagu qeybsaday dekeda Berbera (Akhriso)
Xukuumada federaalka Somalia ayaa sharci daro ku tilmaantay heshiis shalay Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadku ku kala saxiixdeen dowladda Itoobiya Maamulka Somaliland iyo Shirkada DP...