Uhuru Kenyatta & Raila Odinga oo kulankii ugu horeeyey yeeshay ka dib doorashadii lagu murmay (Daawo Sawirro)
Madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo hogaamiyaha mucaaradka Raila Odinga ayaa balanqaaday inay bilaabayaan Geeddi socod dib u heshiisiin ka dib doorashadii muranka dhalisay ee sanaddii...