Sargaal katirsanaa Ciidamada maamulka Puntland oo la toogtay
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in kooxo hubeesan maanta toogasho ku dileen sargaal katirsanaa ciidanka ilaalada dekadda Bosaso. Goob joogayaal...