Siyaasi caan ah oo ka hor yimid heshiiska shidaalka DF & Turkiga
Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka tirsan Golaha Shacabka Somalia kana tirsan siyaasiyiinta mucaaradka ayaa soo saaray War saxaafadeed uu ku dhaliilay heshiiska soo saarida...