Xildhibaan Shaaciyay in Somalia loo qorayo Maleeshiyo beeleedyo iyo calooshood u shaqeystayal !!
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa Qoraal uu bartiisa Facebooka ku baahiyay ku sheegay in lakala dirayo Ciidanka Qalabka sida ee Soomaalia lana qoroyao Ciidamo Calooshood...