NEWS Heshiiska Shidaalka ee DF & Turkiga oo Af-Soomaali ku qoranCaydiid AliApril 23, 2025April 23, 2025 by Caydiid AliApril 23, 2025April 23, 20250 Kuma filnaa qof kasta oo Soomaali ah inuu wax badan ka fahmo habka ay dawladda Turkiga u baahisay heshiiskan, tana waxay mar kale lagama maarmaan... Read more
NEWS Xassan Shiikh oo Xalane kula shiray Ergada Midowga YurubCaydiid AliApril 23, 2025 by Caydiid AliApril 23, 20250 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir la yeeshay ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya, kuwaasoo uu kala hadlay iskaashiga istiraatijiyadeed ee u... Read more
NEWS Midowga Yurub oo ka hor yimid qorshe uu soo bandhigay TrumpCaydiid AliApril 23, 2025 by Caydiid AliApril 23, 20250 Madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub, Kaja Kallas ayaa sheegtay in Midowga Yurub waligiis Crimea u aqoonsan doonin Ruushka “Crimea waa Ukraine.” ayey hadalkeeda... Read more
NEWS Madaxweyne Cirro oo la kulmay golaha deegaanka HargeysaCabdi CadeApril 23, 2025 by Cabdi CadeApril 23, 20250 Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta kulan muhiim ah Qasriga Madaxtooyada kula yeeshay Xubnaha Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa oo isku dhan. Ujeedada... Read more
NEWS Guddoonka labada Aqal oo kulan muhiim ah la qaatay guddi shaqo muhiim ah loo xil saarayCabdi CadeApril 23, 2025 by Cabdi CadeApril 23, 20250 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay... Read more
NEWS Xildhibaan Qowdhan oo maanta xil cusub loo doortay (Sawirro)Cabdi CadeApril 23, 2025 by Cabdi CadeApril 23, 20250 Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir guddoomiyay kulan uu maanta yeeshay Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta... Read more
NEWS Digniin adag oo loo diray dadka doonaya in sannadkan soo xajiyaanCabdi CadeApril 23, 2025 by Cabdi CadeApril 23, 20250 Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa ku adkeysay cid walba oo dooneysa inay sanadkan (1446 AH) waajibaadka Xajka soo gudato ay qasab... Read more
NEWS Dowladda Federaalka oo 90% batroolka & Gaaska u saxiixday Turkiga !Cabdi CadeApril 23, 2025April 23, 2025 by Cabdi CadeApril 23, 2025April 23, 20250 Siideynta dukumentiga ayaa bixiyay aragtidii ugu horreysay oo faahfaahsan oo ku saabsan baaxadda, shuruudaha iyo ujeeddooyinka istaraatiijiyadeed ee ka dambeeya xoojinta tamarta iyo iskaashiga difaaca... Read more
NEWS Dhacdooyin ay tahay in aad ogaatid : isbeddelada ka dhacaya dalal Soomaaliya ku jirtoCabdi CadeApril 23, 2025April 23, 2025 by Cabdi CadeApril 23, 2025April 23, 20250 Madaxweynaha Ruushka Putin, wuxuu soo gabagabeeyay heshiiska istaraatijiga ah ee iskaashiga dhammeystiran oo Ruushka uu la galay Iran, iyadoo shalay uu si rasmi ah qallinka... Read more
NEWS Dalxiisayaal lagu laayay weerar xooggan oo ka dhacay KashmiirCabdi CadeApril 23, 2025 by Cabdi CadeApril 23, 20250 In ka badan 25 qof ayaa la dilay, kaddib markii rag hubeysan ay rasaas ku fureen koox dalxiisayaal oo booqanayay goob qurux badan oo ku... Read more