Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu horkacayo oo mar kale dalka dhoofay, kuna sii jeeda..
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa umba-baxay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga. Madaxweynaha ayaa halkaas kaga qeyb-galaya shir...