Madaxweyne Trump oo hakiyay go’aan xiisad abuuray uu horey u gaaray
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii hakiyay canshuur-kodhinti uu saaray badeecadaha ay Canada iyo Mexico u soo dhoofiyaan Mareykanka, canshuurtaas oo gaareysay 25%. Go’aanka madaxweynaha...