Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa heshiis la gaaray Shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha oo lagu wado in ay dhisto Dekedaha magaalooyinka Baraawe iyo Marka ee...
Libaaxyo ayaa weerar kedis ah kusoo qaaday nin ugaarsade ah oo doonayay in libaaxyadaasi u gaarsado, waxa ayna libaaxyada si fool xun u dileen ninkaasi...
Muran iyo khilaaf ayaa ka dhashay xilka qaadis  Guddiga Amniga Gobolka Bari ee Maamulka Puntland uu 8-dii February ku sameeyey C/xakiin Yuusuf Xuseen oo ahaa...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa sheegay in deegaanmeynta ay Israel sameyneyso ay ka dhigtay hannaanka geedi socodka nabadda mid adag. Sidoo kale, wuxuu u sheegay...
Taliska Booliska Somaliland ayaa ka hadlay dil Xaafada Siinay oo ka mid ah Magaalada hargeysa loogu geystay nin shacab ah. Dilkan oo loo adeegsaday toorey...