Madaxweynaha Somalia Xassan Shiikh iyo wafdigii uu horkacayey ayaa soo gebagebeeyey safar labo cisho qaatay oo ay ku tageen magaalada asmara ee dalka Etitreya. Madaxweyne...
Garoonka Kubada Cagta Waamo ee Magaalada Kismaayo waxaa ka socda maanta banaanbax weyn oo looga soo horjeedo faragelinta DF ay ku heyso Maamulka Jubbaland ee...
Soomaalida ku nool dalka Musambiik ayaa waxaa soo foodsaartay cabsi la xiriirta bedqabka naftooda iyo maalkooda, ka dib markii ay dalkaas ku faafeen rabshado ay...
Saraakiisha caafimaadka Gaza ayaa sheegay, in ugu yaraan 10 qof lagu dilay duqeymo ay ciidamada Isra’il aroornimadi hore ee Khamiista maanta ah ku garaaceen Gaza....
In ka badan 80 Xildhibaan oo ka kala tirsan Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa madaxda dowladda federaalka ku cambaareeyay xayiraada dhanka...
Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dagaalo culus oo ka dhacay deegaanka Dacawley ee degmada Xarshin ee gobolka Faafan ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Inkastoo...
Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya ayaa si cad u xaqiijiyay in Itoobiya aysan marin ka siinayn badda-cas xili dhawaan heshiiskii Ankara ee lagu xaliyay khilaafka Soomaaliya...