Guddoomiye Jawaari oo ku faraq xirtay Xildhibaanada Mucaaradsan Xukuumada
Xildhibaanada mucaaradsan Xukuumada Raisul Wasaare Khayre ayaa bilaabay iney ka faaideystaan khilaafka ka dhex aloosan baarlamanka Somalia ee ka dhashay mooshinka laga keenay Gudoomiye Jawaari...