Baarlamaanada Ahlu sunna & Galmudug oo qaaday talaabo Taariikhi ah (Daawo Sawirro)
Waxaa maanta lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb Xaflada dhameystirka mideynta maamulka Galmudug iyadoo la isku daray markii ugu horeysay labada baarlamaan ee Maamulada Ahlusuna iyo Galmudug...