Qaar ka mid ah wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa caawa la xiray, iyadoo ay taagan tahay cabsida la xiriirta dhibaatada ka dhalan karta kulan mar kale...
Wasaaradda amniga Xukuumadda federaalka Somalia Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xaaladda amniga Muqdisho. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu beeniyey in ciidamada xaslinta ka...
Saraakiil ku sugan garoonka Aden Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidanka Nabad-sugidda Soomaaliya uu la wareegay lacag $9 Milyan oo dollar taasoo manata...
Saldhigga Milateri ee Turkiga ku leeyahay Muqdisho oo lagu tababaro Ciidamo Soomaali ah ayaa waxaa markii ugu horeysay la soo bandhigay qaabka uu halkaas tababarku...
Wararka naga soo gaaraya garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidanka nabad sugida ay qabteen maanta dayuurad siday lacago kaash dollar ah...
aGuddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliua C/weli Ibraahim Muudey ayaa ku dhawaaqay in maalinta Berri ee Isniinta ah uu jiro kulan ay yeelanayaan xildhibaannada Baarlamaanka....
Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool xiisad ayaa ka taagan maanta gudaha iyo duleedka magaaladaas iyadoo dadweynuhu ay cabsi...
 Dadweynaha Soomaliyeed Waxa Lagu Wargalinaaya in Kalkaal speciality hospital ee magaalada Muqdisho uu imaan doono Dhaqtarkii Hindiga ahaa ee ku taqasusay Cudurada lafaha  kudhaca  Dr.P.Sankaralingam oo...