Madaxweyne caan ahaa oo loo xiray Lacag uu ka helay Mucamar GaddafiCabdi CadeMarch 20, 2018 by Cabdi CadeMarch 20, 20180 Madaxweynihii hore ee dalka Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa maanta xabsi loo taxaabay, kadib markii lagu helay dambi ah in uu lacag ka qaatay Madaxweynihii hore ee... Read more
Yaa run sheegaya Xildhibaanada Jawaari Mooshinka ka wada iyo kuwa difaacaya ?Cabdi CadeMarch 20, 2018 by Cabdi CadeMarch 20, 20180 Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xiligan u qeybsan labo garab, Xildhibaano taageersan Mooshin xilka looga tuurayo Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Xildhibaano mooshinkaasi kasoo horjeeda. Labada garab... Read more
Wado Muhiim ah oo kutaala Muqdisho oo maanta dib loo furay (Daawo Sawirada)Cabdi CadeMarch 20, 2018 by Cabdi CadeMarch 20, 20180 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo ayaa dib u furay waddada hor-marta Xerada Gaadiidka Booliska ee Degmada Cabdicasiis,... Read more
Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir Muhiim ah oo ka dhacay dalka Rwanda (Daawo Sawirro)Cabdi CadeMarch 20, 2018 by Cabdi CadeMarch 20, 20180 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa Awad ayaa kaga qeybgalay Magaalada Kigali ee caasimadda Rwanda Kulanka gaarka... Read more
Daawo Sawirro laga soo qaaday Warshadii Sonkorta sameyn jirtay ee MareereyCabdi CadeMarch 20, 2018 by Cabdi CadeMarch 20, 20180 Wariyaal katirsan Warbaahinta Al Shabaab ayaa booqday sidoo kale sawiro kasoo qaaday Warshadii Sonkorta sameyn jirtay ee Mareerey oo kutaala duleedka Deegaanka Hargeysa Yarey ee... Read more
Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Baaq u diray Beesha Caalamka Cabdi CadeMarch 20, 2018 by Cabdi CadeMarch 20, 20180 Qaar kamid ah Xildhibaanada mooshinka ka wada Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ugu baaqay Wakiilada beesha Caalamka ee jooga Soomaaliya in... Read more
Akhriso Sida ay Noqon karto Xil ka Qaadista Guddoomiyaha Baarlamaanka JawaariCabdi CadeMarch 20, 2018 by Cabdi CadeMarch 20, 20180 Sida ku qoran Qodobka 65aad ee dastuurka, faqrada 4aad, guddoomiyaha iyo ku-xigeennadiisa waxaa codayn qarsoodi ah ku doorta aqlabiyadda tirada guud ee xubnaha golaha shacabka... Read more
Faahfaahino ka soo baxaya dagaalo culus oo caawa ka dhacay degmada..Caydiid AliMarch 19, 2018March 19, 2018 by Caydiid AliMarch 19, 2018March 19, 20180 Dagaal aad u culus ayaa caawa ka dhacay degmada Buur-dhuubo oo ka tirsan gobolka Gedo kaasoo u dhexeeyey ciidamada dowlada iyo xoogaga Al-Shabaab. Sida Wararku... Read more
Raisul Wasaare Khayre oo dadweyne fara badan kala qeyb galay daawashada ciyaar xiiso badan (Daawo Sawirro)Caydiid AliMarch 19, 2018 by Caydiid AliMarch 19, 20180 Raisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ay la socdeen masuuliyiin kala duwan ayaa galabta ka qeyb galay daawashada ciyaar aad u... Read more
Labo qof oo caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu dambeeyeyCaydiid AliMarch 19, 2018March 19, 2018 by Caydiid AliMarch 19, 2018March 19, 20180 Koox bastoolado ku hubeysan ayaa caawa waxay magaalada Muqddisho ku dileen askari ka tirsanaa ciidanka dowlada iyo qof shacab ah, sida ay xaqiijiyeen laamaha amaanka... Read more