Maraykanka oo cuno-qabateyn ku soo rogay dal saaxiib dhow la ah & Sababta ka dambeysa
Madaxweyne Trump ayaa qorsheynaya inuu ku dhawaaqo cunna-qabateyn ka dhan ah Shiinaha, kaddib markii uu u arkay in dalkaasi uu dhiirrigelinayo xatooyada iyo minguurinta ganacsiyada...