Maamulada Somaliland iyo Puntland oo si adag uga hadlay dagaalkii saakay dhax maray
Waxaa saakay dagaalo xoogan oo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan maamulada Somaliland iyo Puntland ka dhaceen deegaano hoos taga Sool, waxaana dagaalkan ka dhashay khasaaro...