Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Hayrettin Gungor & Wafdi uu horkacayo (Daawo Sawirro)
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xog-hayaha Guud ee Dawladaha Hoose ee dalka Turkiga Mudane...