Diyaarad siday Maxaabiis oo ka soo degtay garoonka Aadan cadde (Daawo Sawirada)
Maxaabiis Soomaaliyeed oo dhawaan Dowladda Hindiya ku wareejisay dowladda Soomaaliya goor dhow ka soo degay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Maxaabiistaan ayaa qaarkood...