Aasaasaaha shirkadda Facebook Mark Zuckerberg ayaa qirtay in bartiisa ay bulshadu ku xiriirto ay khalad samaysay taasina ay horseeday in shirkad samaysa la talin dhanka...
Hogaamiye sare oo katirsanaa Al Shabaab oo Wareysi siiyay Idaacada Dowlada Radio Muqdisho ayaa caawa shaaciyay in uu isaga baxay kooxdaasi uu in mudo ah...
Gudoomiyaha Al Shabaab u qaabilsan gobolka Shabeelaha Dhaxe Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Sheekh Axmad (Koba ku dukade) ayaa ka hadlay halka laga keenay magaca Maamulka...
Qarax uu fuliyay nin jirkiisa kusoo xiray waxyaabaha qarxa ayaa ka dhacay macbad kuyaala meel ku dhaw magaalada Kabul ee caasimada Afgaanistan, waxaana qaraxan ka...
Xildhibaanada Aqalka sare ayaa maanta war kasoo saaray Khilaafka ka dhax aloosan Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka dhashay mooshin laga gudbiyay Gudoomiye Jawaari. Guddi...