Dowladii 3aad ee a tirsan Afrika oo shacabkeeda ka mamnuucday isticmaalka Shiishada
Dowladda Kenya ayaa mamnuucdey isticmaalka iyo ka ganacsiga tubaakada Shiishadda oo sanadihii ugu dambeeyay ku soo badaneysay dalkaas. Wasiirka caafimaadka ee Kenya ayaa ku dhawaaqay...