Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee ilaalada ka ah dekeda Muqdisho ayaa caawa qabtay dhowr Kontaynar oo la isku dayey in si qarsoodi ah looga saaro dekeda...
Dowladaha Maraykanka, Canada, Ukraine iyo afar iyo toban dal oo ka tirsan Midowga Yurub ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay inay dalalkooda ka eryayaan...
Ku dhowaad boqol qof ayaa ku dhintay sida la xaqiijiyey xarun laga dukaamaysto oo ku taalla magaalda Kemerovo gobolka Siberia ee dalka Ruushka. Warbaahinta Ruushka...
Urur goboleedka IGAD ayaa war ka soo saaray mowqifkiisa ku wajahan xaalada Somalia gaar ahaan xiisada siyaasadeed ee ka dhex aloosan baarlamanka Somalia taasoo ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay kulanka dib-u-heshiisiinta beelo ay codlaadi ku dhexmartay degmada Marka ee Shabeellaha...
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa looga hadlay xaalada ka taagan degmada Beledxaawo iyo Darbiga ay Kenya ka dhismihiisa ka waddo Waxa...
Ra’iisalwasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Avv. Mahdi Mohamed Gulleid (Khadar) ayaa maanta ka qayb galay munaasibad lagu xusayay Sanadguuradii 48-aad ee kasoo wareegtay...
Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ka furmay Shir dib u heshiisiin ah oo loo qabanayo beelaha dagaalada soo noq noqda ku dhax maraan gobolka Shabeelaha Hoose,...